Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil-toogasho ah ku fulisay lix nin oo horey ugu xukunsanaa xukunkan dilka ah.

Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil-toogasho ah ku fulisay lix nin oo horey ugu xukunsanaa xukunkan dilka ah.

Toogashada ayaa saaka ka dhacday jeelka wayn ee Mandheera.

Magacyada ragga la toogtay iyo magaalooyinka ay ka soo jeedaan:

1- Farxaan Maxamed Xasan ( Buuhoodle )
2- Cabdillaahi Ismaaciil Xayd ( Burco)
3- Axmed-Guray Ibraahin Faarax ( Burco)
4-Khadar Aleel ( Gabiley )
5- Xasan Muxumed Cismaan ( Hargeysa )
6- Caydaruus Khadar Haybe ( Hargeysa )