Dadweynaha Xaafada Xero Oo Soo Dhaweeyey Dhismaha Jidka laamiga ah ee Laga Hirgaliyey Xaafada, Kuna Amaanay Dawlada Hoose.

Hargeisa(GNN):-Shacabka Xaafada Xero awr oo Ayaa Ku Amaaney Dawlada Hoose ee caasimada Hargeisa Dhismaha Jidka halbowlaha u ah xaafadaasi oo Laga hirgaliyey dhawaan laami cusub.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.