Daawo Banaanbaxyo Waaweyn Oo Lagu Taageerayo Somaliland Oo Ka Dhacay Allaybaday Iyo Arabsiyo

Arabsiyo(GNN)magaalooyinka Allaybaday Iyo Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Waxa Maanta Ka Dhacay Banaabaxyo Lagu Taageerayo Qadiyada Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERE

GABILEY.NET