Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Shaaciyey Inay Sameynayaan Xafiis Loogu Soo Gudbiyo Cabashooyinka Kala Duwan ee Dhinaca Ciidanka.

Hargeisa(GNN):-Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Mudane Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale oo Dardargalin iyo isbedelo Dhinaca Anshaxa iyo Asluubta Ciidanaka Booliska Somaliland Si Aada Loogu Amaanay Ayaa Maanta Warbaainta u Sheegay Inay Sameynayaan Xafiis Ciidanku yeelan doono oo loogu Soo gudbin doono Cabashooyinka kala Duwan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.