Daawo :-Mashaariicda Hormarineed Ee Degmada Wajaale Ka Hirgalay Sanadkii Tagay Ee 2019

Wajaale(GNN)Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Waxa Sanadkii Tagay Ee 2019 Laga Hirgaliyay Mashaariic Hormarineed Oo Kala Duwan Waxa Ka Mida Sameynta Wadooyin Ay Gaadiidku isticmaalaan Iyo Waliba Adeegyo kale Oo Hormariened.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET