Deg Deg Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Shaqada Ka Joojiyay Iskuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Ee Gobolka Gabiley Abdi Cali Cilmi.

Gabiley(GNN)Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamed Cismaan Xaaji Axmed Ayaa Saaka Shaqadii Ka Joojiyay Iskuduwaha Wasaarada Hawlaha Guud Dhulka Iyo Guryeynta Ee Gobolka Gabiley Cabdi Cali Cilmi.

Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Shaqo Ka Joojinta Ku Sababeeyay In Uu Iskuduwaha Shaqada Laga Joojiyay Uu Been Abuur Ka Sheegay Hawlo Ay Ka Wada Socdeen Wasaaradaha Qaranku.