Deg-Deg- Gudoomiye C.rashiid Riyo Raac Oo Dalka Kusoo Laabtay Sheegay Inaanu Sinaba Isu Casilaynin.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyhii Cusbaa ee Xubnaha Komshanka Dhawaan la Doortay C,rashiid riyo raac Oo Dalka Dibadiisa Ku Maqnaa Islamarkaana Galabta Kusoo Noqday Hargeisa ayaa Sheegay Inaanu Sinaba Isku Casilaynin, Sidoo kale Waxaa uu Ka Hadlay Cod Qabsaday baraha Bulshada uu Ku Durayey Xisbiyada Mucaarikda Somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.