Fadlan Ka Qayb Qaado Dhismaha Masjidka Cusub ee Muscab Binu Subeyr.

Waxaa Dhamaanba Walaalaha Muslimiinta ah ee Ku kala nool Daafaha Dunida Laga Codsanayaa Inay Kasoo Qayb Qaataan Dhismaha Masjidka Mucsab Binu Subeyr.

Waa Ajar iyo Xasanaad Khayri ah Qof Kasta oo Muslim ah Oo ka Qayb Qaata Dhismaha masjidkan xaga eebe uga qoran.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.

https://youtu.be/lVkrp8avZVU