Dowlada Soomaaliya Oo Laga Dalbaday Inay Garowshiyo Ka Bixiso Wixii Gaadhay Somaliland.

Muqdisho(GNN):-Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii

Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa dowladda Federaalka u soo jeediyay in garowshiyo ka bixiso dhibaatooyinkii ay horey u geystay dowladdii dhexe uu hoggaaminayay AUN Maxamed Siyaad Barre kadib kulan ay la yesheen guddiga wada xaajoodka Soomaaliya Iyo Soomaaliland.

Warmurtiyeedka ka soo baxay kulanka hoos ka aqriso

Image may contain: text
Image may contain: 3 people, people standing and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor