Xukuumada Somaliland oo Hambalyaysay Abwaankii Sameeyay Suugaantii Lagu Soo Bandhigay Xuskii Ciidanka Qaranka

Hargeisa(GNN):-Wasaarada warfaafinta dhaqanka iyo Wacyi gelinta Somaliland ayaa hambalyo dhiiri gelin ah u dirtay Abwaan Maxamed Xasan Axmed (Halbeeg).

Sidaana waxaa lagu sheegay warqad ka soo baxday xafiiska wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) oo ay ugu hambalyaynayso curida Suugaantii uu ku soo bandhigay xuskii ciidanka qaranka Somaliland.

 

Halkan hoose ka akhriso