Kulan Hawleed Qaatay Laba Cisho Oo Lagu Diyaarinayey Qorshe Sanadeedka 2020 ee Hay’ada Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuqa Oo lasoo Gabogabeeyey.

Hargeisa(GNN):-Kulan Hawleed Qaatay Laba Cisho Oo Lagu Diyaarinayey Qorshe Sanadeedka 2020 ee Hay’ada Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuqa Oo lasoo Gabogabeeyey.

Maamulka iyo Madaxda Haayda Maamul Wanaaga iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa oo Madashan Lagu soo gabogabeynayey Qorshe Sanadeedka 2020 ka ee haayada Maamul Wanaaga ayaa Shaqaalaha Kula Dardaarmay sidii loo fulin lahaa islamarkaana shaqada loogu dabaqi lahaa qorshahaasi la diyaariyey.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.