Wafti Ka Socoda Xukuumada Jsl iyo Ciidamada Qaranka Oo Gaadhay Gobolka Awdal iyo ujeedka Safarkooda.

Borama(GNN):-Waxaa Magaalada Borama Gaadhay Masuuliyiin ay horkacayaan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada arrimaha Gudaha Jsl iyo Saraakiil ka Tirsan Ciidamada qaranka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Ujeedka Safarkooda.