Daawo: “Anigu Kama Mid Ahi Ururka Markale Midnimo…” Aqoonyahan Axmed Ibraahin

Hargeisa(GNN):-Aqoonyahan Axmed Ibraahim Xaaji Xasan oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland ayaa waxaa uu ka hadley Urur uu dalka Ingriiska kaga dhawaaqay Aqoonyahan Maxamed Baashe Xaaji Xasan lagu magacaabo Markale Midnimo.

Axmed Ibraahim Xaaji ayaa waxaa uu beeniyay in aanu ka mid ahayn ururkaasi islamarkaana la isticmaalay sawir ay kuwada jiraan Aqoonyahan Maxamed Baashe.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka