Eng Faysal Cali Waraabe Oo Beeniyey Inay Dawlada Itoobiya Ka Baxday Saamigii Ay Ku Lahayd Maalgashiga Dekeda Berbera.

Hargeisa(GNN):-Gudomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa ka hadlay warar laga faafiyay heshiishkii udhexeeyay somaliland iyo itoobiya ee maalgashiga dekeda berbera

Gudoomiye faysal ayaa sheegay in aanay dawlada itoobiya ka bixin heshiishkii islamarkaana wararka la faafiyay ay ahaayeen kuwo been abuur ah.

Dhanka kale gudoomiye faysal ayaa ka hadlay taariikhda soo jireen uu udhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/oYWk_GNE1Ac