Halkan Ka Daawo-Dawlada Hoose ee hargeisa oo Ololole Nadaafadeed Ka Bilaabay Suuqyada Waaweyn ee Caasimada.

Hargeisa(GNN):-Dawlada Hoose caasimada Hargeisa ayaa Bilowday buufin iyo Olole nadaafadeed oo lagu dhawrayo Meelaha iyo goobaha Ganacsiga Suuqyada Magaalada Hargeisa.

Halkan hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.