Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Ayaa Shaqaale Ku Wareejisay Wasaaradaha Shaqaale U Galay Imtixaan.

Hargeisa(GNN):-Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Ayaa Maanta Si Rasmiya ugu Wareejisay Shaqaale kala duwan oo Imtixaan ay Dhawaan Ka Qaaday u galay Wasaarado kala duwan,

Waxaana Inta aan shaqaalahan lagu Wareejin Hay’adaha iyo Wasaaradaha ay Ka hawlgalidoonaan Waxaa Loo furay Tababar lagu Carbinayey Qaabka shaqada Dawlada.

ugu horeyna Waxaa Madashaasi Loogu Soo Xidhayey Tababarka Khudbado kala Duwan Ka jeediyey Shaqaalaha kusoo baxay boosaskan iyo Madaxda Haayada Shaqaalaha Dawlada oo ugu horeeyo gudoomiyaha hay’ada Shaqalaaha Dawlada Mudane Farxaan Aadan haybe.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.