Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Goobaha Ugu Dadka Badan Magaalada U Sameeyey Agabkii Faraxalka iyo Fayadhowrka

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada hargeisa Ayaa Maanta Bilaabay inay Dhigaan Goobaha Dadka badani Ku kulmaan Agab lagu Faraxalanayo Kaas oo Lagaga Gaashaamanayo Ilaalinta Fayadhowrka Bulshada reer somaliland ee ku Nool Caasimada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.