Qaramada Midoobay Oo Ku Amaanay Dr Marwo Adna Aadan Ismail Doorka Ay Wacyigalinta Xanuunka Corona Virus.

Hargeisa(GNN):-Qaramada midoobay ayaa marwo Adna Aadan Ismaaciil ku bogaadisay wacyi galinta ay ka samaysay caabuqa corona virus oo aduunyada fara baas ku haya.

Madaxa Haayada caafimaadka aduunka WHO Ayaa siwayn ugu bogaadiyay wacyigalin ay Edna aadan dadka Africaanka ah kaga wacyi galisay iyo wada shaqaynfiican oo la leedahay haayada WHO.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSA;