War Deg-Deg-Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Sheegay In Aaney Waxba Ka Jirin In Dawlada Itoobiya Ay Ka Laabatay Heshiiskii Dekeda Berbera.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon Oo Khadka Telefoonka uga Waramay bulsho Tv Waxaa uu Been Abuur ku tilmaamay Wararka ay Baahiyeen Qaar Kamida Warbaahintan dalka Itoobiya oo Sheegay Inay gabi ahaanba ay dawlada itoobiya joojisay Doorkii iyo qoodadii ay dawlada itoobiya ku lahayd heshiiska dekeda berbera ee Shirkada Dp World iyo Xukuumada Somaliland.

Halkan  Hoose Ka Dhegayso Warkan Wasiirka.