Coronavirus: Sawirradii ugu soo jiidashada badnaa todobaadkan

Sawirro saaemyn leh oo laga soo xulay dunida daafeheeda toddobaadkan iyadoo dadku ay ka falcelinayaan faafidda coronavirus.

Kal-kaaliso caruurta markaasi dhalatay u xireyso qalabka difaaca wajiga ee ka hor tagga coronavirus iyadoo ku sugan isbitaalka Princ ee Thailand.Lahaanshaha sawirkaRUNGROJ YONGRIT / EPA-EFE
Image captionKal-kaaliso caruurta markaasi dhalatay u xireyso qalabka difaaca wajiga ee ka hor tagga coronavirus iyadoo ku sugan isbitaalka Princ ee Thailand.
Dad xiran maaskaraatiga afka lagu duubto oo ka shaqeeynaya shikadda gawaarida sameysa ee HondaLahaanshaha sawirkaROMAN PILIPEY / EPA-EFE
Image captionDad xiran maskaraatiga afka lagu duubto oo ka shaqeeynaya shikadda gawaarida sameysa ee Honda
Waxay usoo baxeen iney mada-daaliyaan caruurta Falastiiniyiinta ee guryaha ugu jira cabsida laga qabo xanuunka Corona awgeedLahaanshaha sawirkaMUSSA QAWASMA / REUTERS
Image captionWaxay usoo baxeen iney mada-daaliyaan caruurta Falastiiniyiinta ee guryaha ugu jira cabsida laga qabo xanuunka Corona awgeed
Farriin qoraal ah oo lagu dhajiyay Xarunta CHURCHIL, taas oo ah ''Si dhakhsiya u soo caafimaad'' Farriinta ayaa la daabacay ka dib markii raysal wadsaaraha UK Boris Johnson loo gudbiyay xarunta lagula tacaallo dadka uu aadka u soo ritay fayraska Corona.Lahaanshaha sawirkaHENRY NICHOLLS / REUTERS
Image captionFarriin qoraal ah oo lagu dhajiyay Xarunta CHURCHIL, taas oo ah ”Si dhakhsiya u soo caafimaad” Farriinta ayaa la daabacay ka dib markii raysal wadsaaraha UK Boris Johnson loo gudbiyay xarunta lagula tacaallo dadka uu aadka u soo ritay fayraska Corona.
Qaraabada dadkii ku le'day magaalada Guayaquil oo ah magaalada uu aadka u saameeyay dalkaasi Ecuador.Lahaanshaha sawirkaFRANCISCO MACIAS / GETTY IMAGES
Image captionQaraabada dadkii ku le’day magaalada Guayaquil oo ah magaalada uu aadka u saameeyay dalkaasi Ecuador.
Ilaa 24 milyan oo qof ayaa daawaneysay markii boqoradda Ingiriiska Elizabeth II ay qaranka khudbad u jeedineysay.Lahaanshaha sawirkaANTHONY DEVLIN / GETTY IMAGES
Image captionIlaa 24 milyan oo qof ayaa daawaneysay markii boqoradda Ingiriiska Elizabeth II ay qaranka khudbad u jeedineysay.
Waa iftiinka ka soo baxaya qolalka hoteelka Bogor, Indonesia, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu dhiirageliyo shaqaalaha caafimaadka ee la tacaalaya xanuunka Covid-19.

Waa iftiinka ka soo baxaya qolalka hoteelka Bogor, Indonesia, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu dhiirageliyo shaqaalaha caafimaadka ee la tacaalaya xanuunka Covid-19.

Xigasho bbc