Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa Ayaa Dib u Bilowday Olole lagu Baneynayo Dhismayaasha Wadooyinka Soo Galay.

Hargeisa(GNN):-Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa oo ay wehelinayaan Masuuliyiin kasocoday wasaarada arrimaha gudaha jsl iyo laamaha ciidamada amaanka qaranka somaliland ayaa maanta baneeyey islamarkaana baabiyey dhismayaal soo galay wadooyinka Caasimada hargeisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

https://youtu.be/FtdgieioDRQ