Dr Axmed Xuseen Ciise Oo Si Cilmiyeysan U Sharaxay Khatarta Xanuunka Covid 19, Talooyin Culusna U Jeediyey Culimada Dalka Jsl.

Hargeisa(GNN):-Dr Axmed Xuseen Ciise Oo kamida aqoonyahanka reer somaliland ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyey khatarta xanuunka corona virus iyo siyaabaha looga gaashaaman karo, Sidoo kale waxaa uu Dr Axmed Xuseen Ciise Talooyin ku aadan ka hortagiisa usoo jeediyey Culimada Dalka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Khudbada Dr Axmed Xuseen Ciise.