Deg Deg Kenya Oo Xaqiijisay 22 Kiis Oo Cusub Oo Coronavirus Ah Iyo Tirada Guud Ee Kiisaska Ka Jira Kenya.

Nairobi(GNN):-Kenya waxay xaqiijisay 22 qof oo hor leh oo uu ku dhacay cudurka Coronavirus, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka dalkaas.

Waxay guud ahaan tirada kiisaska cudurka Corona ee Kenya ay gaarayaan 81 qof.