Hal Qof Oo U Dhaawacmay Gaadhi Qaad Sida Oo Ciidamada Boolisku Ku Qabteen Deegaanka Balay-gubadle.

Baligubadle(GNN):-Ciidamada booliska ee gobolka hawd ayaa shaaciyay qabadasha gaadhi qaad siday oo ay ku qaben inta udhaxaysa hargaysa iyo balaygubade kaasi oo uu ku dhaawacmay mid kamid ah dadkii la socday gaadhi qaadka sida oo ciidamada boolisku rasaaseeyeen,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;