Wasiir Hore Oo ka Tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Oo Golaha Wakiilada Ku Tilmaamay Inay Yihiin “Aafo Qaran”

Hargeisa(GNN):-Wasiir Hore Oo ka Tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Oo Golaha Wakiilada Ku Tilmaamay Inay Yihiin “Aafo Qaran”

Ex Wasiir Shacayb Maxamed Muuse Oo Kamid ahaa Xukuumadii madaxweyne Axmed maxamuud Siilaanyo Ahaana Wasiirkii Wasaarada Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland ayaa golaha wakiilada ku Eedeeyey inay yihiin kuwo Dib u ridaya Qaranka Somaliland, Waxaanu wasiirku ka hadlay labadii xubnood ee ay dhawaan goluhu sheegeen inaaney buuxin shuruudihii looga baahnaa ee ay kagaga mid noqon lahaayeen Komishanka doorashooyinka qaranka Jsl.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

 

Hargeisa SOmaliland

Gabiley News Network