Hargeisa(GNN):-Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa Waxaa ay Warsaxaafadeed ay maanta soosaareen waxay Xukuumada Jsl ugu baaqeen inay sharciga kusoo dabaasho arrimo badan oo wakhtigan taagan, waxaana sidoo kale ay ka hadleen gadiidkii ay dhawaan kala wareegtay xukuumada somaliland dadkii lagu qabtay qaadka ee ciidamadu sida degdega ah ugu buufiyeen midabka gawaadhida ciidamada.
Halkan Hoose Ka Akhri Nuxurka Warsaxaafadeedka Ururka Qareenada Somaliland.