Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Itoobiya Oo Galay Xili Doorasho, iyo Saameynta uu ku Yeelan Karo Xanuunka Covid 19.

Jigjiga(GNN):-Dalka Itoobiya oo la rajaynayey In dhawaan ay ka dhacaan doorashooyinka dalkaasi ayaa waxaa wakhti xaadirkan saameyn ku yeeshay xanuunka corona virus, waxaa arrimaha wakhtigan ka taagan dalka itoobiya tahay is waafajinta Qabsoomida doorasho ka dhacda dalka, iyo xaalada degdega ah ee xanuunka corona virus, waxaana dhaqadhaaaq siyaasadeed oo ay kagaga soo horjeedaan doorashada oo dib u dhacda ka bilaabay dalkaasi xisbiyada mucaaridka oo uu ugu horeeeyo xisbiga uu hogaaminayo siyaasiga Jawar Mohamed.

Halkan Hoose Ka Daawo Falanqeyn Ku Saabsan Dalkaasi.