Xukuumada Somaliland Oo War Kasoo Saartay Qaabka Loo Qaadayo Imtixaanka Dawlada ee Dugsiyada Sare iyo Hoose Dhexe.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Xafiiska imtixaanaadka Qaranka Jsl Mudane Daauud Axmed Faarax ayaa Maanta shaaciyey qaabka ay Wasaarada waxbarashada iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranku u qorsheeyeen in loo Qaado Imtixaanaadka Dugsiyada sare iyo hoose dhexe.