Gabiley(GNN)Xildhibaan Axmed Maxamud Shirwac Oo Ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Loo Dhaariyay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Kadib Markii Alle Hawnaxariistee Ay Dalka Ingiriiska Ku Geeriyootay Marxuumad Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
REPORTER JACFAR CAWIL HERERI
GABILEY.NET