Hargeisa Guri Iib ah Oo Qiimo Jaban Kuna Yaala Xaafada 150ka.

House for sale… Guri iib ah oo Qimo  Jabaan.

Waxaa la ogaysiina dadka ku nool Magaalada Hargeisa iyo nawaaxiigeeda in xafada 150 ee Hargeisa uu nin muwaadiin ah oo Magaciisuna yahay Muwaadin  Mohammed Hassan uu kuu hayo guri aad u Jaban kuna iibinayo qiime ku raali galiya, gurigan oo ah Dhisme danbe ah oo si wanaagsan loo dhisay. Gurigigan waa guri tayo wanaagsan , meel aad uu wanaagsana oo bilicwanaagsana ku yalaa.. gurigan qiimo aad u Jaban uu maqbuul ah lagu iibinayo .. waxaanu gurigu ku yaalaa  xafada 150 ka iyadoo laga dayn doono ugu yaraan 10%. Markaas cidii daynaynasa fadlaan laa xidhiidh ..

Halkan Ka Daawo Sawirada Muuqaalka Guriga Oo Ka Kooban Saddex Qol iyo Fadhi iyo Cunto.

 

Kala Xidhiidh Wixii Faahfaahin ah Cidda gacanta ku haysa gurigan ee aad ka heli karto saacad kasta.

1: Mohammed Hassan :0025224419623

2: Hassan Abdi Ali: 0025633627029