Xarunta Daryeelka Dadka Maskaxda Ka Jiran ee Gabiley

Tani Waa Fariin ku Socota dhamaanba umada muslimka ah walaalo ka qayb qaado caawinta iyo taakulada dadkaaga Maskaxda ka jiran ama ka xanuunsan kuwaas oo u baahan daryeel is garab taag, caawimo walaalnimo muslimnimo,  in laga qabto suuqa oo lala tacaalo caafimaadkooda, iyagoo inta badan dadkaasi ku darxumaysay darbiyada iyo wadooyinka.

Fadlan Kala Qayb Qaado Masuuliyiinta xanunta Magaalada Gabiley ee Lagu Daryeelo dadka maskaxda ka Xanuunsan.

Kuna Hagaaji Wixii taakulo ah ee aad awoodo akoonada iyo Telefoonada Xaga hoose ku qoran.

Fadlan ku dir :
1- Dahabshiil International Bank
Account#:102105739,
Name: Jamal Ahmed Abdi

2- ZAAD: 00252633227132
Jamaal Axmed Cabdi
Jazaaka laah dhamaantiin
( جزاك الله خيرا) GMHRELIEF