Raysal Wasaare Abiye Ahmed Oo Ka Jeediyey Madasha Shirkada Waddahadalka Somaliland iyo Somalia Khudbad dhinacyo Badan Taabanaysa.

Hargeisa(GNN):-Raysal Wasaare Abiye Ahmed Oo Ka mid ahaa goob joogeyaasha Madasha shirkada waddahadalka somaliland iyo somalia ee ka dhacay dalka djabouti ayaa dhankiisa ka jeediyey khudbad dhinacyo badan taaabanaysa oo ku qotonta isu soo dhaweynta labada dal.

Isagoo sidoo kale guud maray in khayraadka iyo nimcada ilahay dhigay dhulka soomaligu tahay mid hodan ah islamarkaana si nabdoon looga wada faa’iideysto.

Halkan Ka Daawo Nuxurka Khudbada Uu Jeediyey Halka Hoose Ka Daawo.