Hargeisa(GNN):-Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Dadweyne dhaawacyo soo gaadheen kadib markii ciidamo kala duwani ku waabariisteen mid kamida xaafadaha magaalada hargeisa oo dhawaan muran u dhexeeyey xubno kamida qoyska madaxweynaha jsl iyo dadka degan dhulkaasi oo ku doodaya inay deganayeen labaatankii sano ee u danbeeyey.
Halkan Hoose Ka Daawo Sida Wax u Dhaceen Saaka Aroortii hore.