Waxa Gabiley Aas Qaran Loogu Sameeyay Jiif Aaqil Aw Yuusuf Magan Faarax Oo Mudo 5O Sano Ah Aaqil Ahaa

Gabiley(GNN)Alle Hawnariistee Waxa Maanta Magaalada Gabiley Aas Qaran Loogu Sameeyay Jiif Aaqil Aw Yuusuf Magan Faarax Oo Mudo 5O Sano Ah Aaqil Ahaa Kana Mid Ahaa Dadkii Dhidibada U taagay Madaxbanaanida Iyo Jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland Aaska Marxuumka Ayaa Waxa Ka Soo Qeybgalay Talyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil taani Iyo Masuuliyiin Kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET

Exit mobile version