Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Xidheen Askartii Dhaawaca Ugaystay Marwo Caasha, Oo Dhawaan Soo Bandhigtay Jidh Dil Ay Ciidanku Ugaysteen.

Hargeisa(GNN):-Taliye Kuxigeenka Ciidanka Laanta Danbi Baadhista Gen Ismaaciil ayaa ka hadlay marwo Caasha xaaskii marxuum fagadhe oo dhawaan ciidamo boolis ahi jidh dil ugaysteen,

Taliye kuxigeenka ciidanka c.i,d ayaa sheegay in  ay talaabo laga qaadeen askartii iyo saraalkii watay ciidanka dhaawac ugaystay gabadhan lana xidhay

Marwo caasha ayaa kamid ah hogaanka haweenka xisbiga kulmiye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN