WARARKA




DAAWO-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Fariin Udiray Shacabka.

Hargeisa(GNN):-Taliyaha ciidanka booliska Somaliland GEN Dabagale Ayaa munaasibada ciida hambalyo udiray ciidamada booliska iyo xaasaskooda isagooย  faray in ay amaanka ilaalintiisa xoojiyaan.

Sidoo kale taliye dabagale ayaa waalidiinta iyo dhalinyarada ugu baaqay in ay ka fogaadaan waxkasta oo anshax xumo ah