Dawlada Kenya oo Somaliland Ku Amaantay Inay tahay Dal dadkiisa ugu badani ku nool yihiin oo ay ka shaqaystaan.

Nairobi(GNN):-Dawlada Kenya Ayaa Somaliland Ku Amaantay Inay tahay Dal dadkiisa ugu badani ku nool yihiin oo ay ka shaqaystaan gobolka geeska Africa. dawladda Kenya ayaa iyaduna dhinaceeda ku hawlan sidii ay Somaliland xafiis uga furan lahayd. xafiiskaasi ayaa noqon doona mid qayb wayn ka qaata wada-shaqaynta labada Dawladood ee kenya iyo Somaliland. sidoo kale, xafiiskaasi ayaa noqon doona mid ay muwaadiniinta labada dhinac ba ay ka heli doonaan adeegyada ay u baahan yihiin. 

Warkan Ayaa Lagu Baahiyay  Barta Twitterka ay ku leedahay Dawlada kenya ee arrimaha diblamaasiyadeed. 

Halkan Hoose Ka Akhriso Nuxurka Warkan.

 

Gabiley News Network

Nairobi Kenya Office