Goorma Ayaa La Qabanayaa Shir Weynihii Xisbiga Kulmiye ?

Hargeysa (GNN):- ila xog ogaal ah oo soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com ayaa sheegaya  in guddidii  dhawaan loo magacaabey qaban qaabada shir weynaha xisbiga Kulmiye ay go,aamiyeen xiliga uu qabsoomi doono shirweynuhu .

 Shirweynaha oo qabsoomi lahaa bishii Junne ayaa dib ugu dhacay sababo la xidhiidha xanuunka Covid 19

Xogahan Ilaysnews.com soo  gaadhay ayaa sheegay  in guddidu ay isla qaadatey in shirweynuhu uu qabsoomi bishan 10 ee sanadkan in kasta oo ilaa hada aaney si rasmi ah ugu dhawaaqin.

 

Exit mobile version