Jigjiga(GNN):-Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somaalida itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay Munaasibad balaadhan oo lagaga hadlayey doorka haweenka nabadgalyada, sidoo kale waxaa uu fariin u diray Kooxo kasoo horjeeda Nabadgalyada deegaanka iyo Guud ahaanba Dalka itoobiya.