Shirkada Dahabshiil Group Oo Been Abuur Ku Tilmaamay In Wax Heshiis Wada Shaqeyn Ahi Dhexmaray Iyaga iyo Shirkada World Remit.

Hargeisa(GNN):-Warsaxaafadeed ay Galabta Ku Qabteen Xarunta guud ee Dahabshiil group ee magaalada hargeisa ayaa Caawa Waxay Beeniyeen Warar Ay hore u bayaamisay Shirkada World remit oo sheegaya inuu jiro heshiis wada shaqeyn ah oo dhexmaray shirkada Dahabshiil group iyo Shirkadaasi World remit.

Waxaana Faahfaahin Dheer arrintaasi Bulshada uga Bixiyey Fu’aad Axmed Nuur Oo Kamida madaxda Shirkada Dahabshiil Group.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.