Wasiirkii Hore Ee Qorshaynta Somaliland Oo U Sharaxan Jagadda Guddomiye Ku-xigeenka Labaad Ee KULMIYE

Jagadan ayaa hadda waxa haya Axmed Cabdi Dheere, oo isna doonaya in uu mar labaad jagadan u tartamo.isagoo Horenna uu u Haynjiray Xildhibaan waabeeye oo Markii dambe ku Biiray xisbiga Waddani.

Ma run baa in Wasiir Qabo iska casilayo xilka wasiirnimo ee Xukuumadda  Axmed Siilaanyo? – Bandhige- Wararka Somaliland iyo faallooyinkooda

Loolanka jagooyinka Guddomiye ku xigeenka labaad iyo guddoomiye ku xigeenka 4aad ayaa ilaa hadda ah ku tartankoodu xooganyahay marka la eego siyaasiyiinta u Sharaxan iyo jiyoboolatikalka ay ka soo jeedaan.