Afar ka Mida Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Degmada Gabiley Ayay Hanti-Dhawrku Waxka Waydiiyeen Dacwado Lagu Soo Oogay

Gabiley(GNN) Waxa Saaka Maxkamada Gobol Degmo Gabiley Gaar Ahaan Xafiiska Xeer-ilaalinta La Horkeenay Afar Ka Mida Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Degmadda Gabiley Oo Hanti-Dhawrku Dacwad Ku Soo Oogay.

Afartan Shaqaale Ayaa Hanti-Dhawrka Usoo Gudbiyay Qaybo Ka Mida Waraaqaha Ay Isku Difaacayaan.

Markii Sadexaad Ayay Noqonaysaa Ee Maxkamada La Keeno Iyadoo Maanta Hanti-Dhawrku Su,aalo Waydiiyay.

Waxana Xigaya In Si Rasmiya Loo Gudo Galo Garnaqsiga Dacwada Loo Haysto Oo Musuq-Maasuq La Xidhiidha.

Wariye Jacfar Cawil Hereri

Exit mobile version