Halkan Ka Akhriso Jadwalka Rasmiga ah ee Diwaangalinta Codbixiyaashau Ka Bilaabi Doonto iyo Wakhtiga Loo Cayimay.

Komiishanka doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay Jadwalka Rasmiga ay ee Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha, taasi oo bilaabmaysa 29-ka bishan November, 2020.

 

Exit mobile version