SOOMAALILAND ALLOOW DHAWR WAYSOCO taageer.W.Q:Daauud Ibraahim Cabdi 

Taliyaa ciidanka policeka soomaaliland oo soo kordhiyo dadaalado xoigan oo waxtar u ah qara nkeena xaqna.la.inoogu leeyahay inaynu xusno bulshada reer somaalilad aynu usoo badhigno

Wixii uu dalkiisa hooyo uqabtay intii uu xilkala wareegay

A….. wuxuu 100kiiba 100 kordhiyay gaadiidkii ciidanka oo ah gaadiid tayo.leh hadh.tobka loo yaqaano

B….. wuxuu sanadkasta soosaaraa 3kun oo cii dan oo dhalinyaro ah oo lootababaray cilmiga ciidanka iyo dufaaaca dalkiisa hooyo

D….. wuxuu soo kordhiyay in boosaskii ayfadhi yeen odayaashii da.doodu kor udhaaftay 8jir uu kawareejiyay xilkii ay hayeen kuna badalay da.. yar ta dhalinyaro ah oo awood leh oo aqoontoo du hwer jaamacadeed ah kuwaasoo sii xoojina ya shuruucda poluce dalkeena hooyo.kudhisna a oo qaladaad kajireen…..

C.. wuxuu dhisay kuliyadii yobabarka ciidanka.policeka somaalilad oon waligeed lag u fikirin in ciidan cusub oo dalkeena.lagusoo kordhiyo ploceka si amaanka daku uusii xooga ysto

D…..taliyaha oo station.ka oo ploce habeen wal ba booqda misae waraysta maxaabiista kuna yidhaahda yaa cafaalad daro naga sheeganaya yaa aan waxlaga qabankiiskiisii

E …. taliyaha ciidanka.ploceku wuxuu sharci kadhiga 7.baadkasta in la buufiyo makhsinada stationka si aan.maxaabiistu xaaladooda caafi maad aanay khatar ugallin

F….. wuxuu dhagax dhigay oo uu dhismiihisa wadaa hada oo gacanta lagu haaa dhismo caal amiya oo ahaa miiskii daraakiisha ee ciidanka police.ka oo xoojinaa onlaga qarhaya tuulo miyo iuo.maaalaba xaalada abniga yaala oo ay iaugu imanayaan dhamaan aaraakiisha hewr gobol hewr toolo heer kastam heer gobol

AYAAN DARADA JIRTA AYAA WAXAY TAHAY?

Somaliland kamay dhicin waligeed in bulshada.kunooli ayisku dayaan inay ogaadaan

Xaaladaha nololeed ee ay kunool yihiin ciidank a.dalkeenanhooyo ee inaga difaaca cadowga

Habeenniyo maalin daraadood aynu kusoo too sno.kunaaeexana.iskuna halayno…………

Waxaan ahay muwaadin daauud ibraahim oo.kunool.maaalada hargeysa ahna wiil dhaliny aro ah oo marwalba cadeeya muwaadiniinta dalkeena hooyo lex.jeclo kahayso sida saraakiil farabadan.oo katirsan ciidanka.police.ka soma aliland sidaa darteed aynu soo qaadano alle ha unaxariistee taliyihii hore ii geeryooday general saqadhi dubad in laga warqabay sidii uu heer caalamiya ugaadhaiiyay tayada ciidanka police ka soomaalilabd alle ha.unaxariistee…….

Hadaba waaa maanta soo raacay oo xaq inoog u leh inaynu banaanka usoo saarno dadaalka wadaninimadu kudheehan tahay ee uu sameey ay taliyaha ciidanka police soomaaliland gene ral (jano galle)

Maxaa ay yihiin talaabooyinkaasi muxuuse ka ga duqannyaha generaalkani masuuliyiintii hore?

Suaasha 2aad waxay tahay xaaada nololeed ee aykunool yihiin ciidanka qaranka soomaaliland dhamaantood gaar ahaan ciidanka police.ka

Waa su aasha aan waydiinayo shacabka reerso omaaliland iyo cidkastoo jecel  dalkeena hooyo

Hadaba walaalayaal waxaa xaqiiq ah oo aan daraaaad kusameeyay mudo aad udheer in ask arta dalkeeno aykunool yihiin nolol aad u.adag

Waliba xaalado cakiran oo riski galinkara nolos hoda iyo qoysaskooda caruurtooda iyo mustaq balka hadhoow …….

Somaliland waxay sacabke3du dulmi iyo xaqira adkusameeyeen ciidankeena oo inaga dufaaca cadowga

Dhibaatooyinkaas waxaa kamida 10 qodob ilaa 15 qodob aynu kasooqaadano inta ugu.mihiim san….

1   askariga reer soomaaliland waa askariga dunida ugu mushaharka yar waana xaqiiq mushaharka uu askarigu qaataa 80dollar oo dhiganta shlinkeena dhawr boqol oo kun

2  askariga somaaliland hadii hawl qaran uuku jiro oo ah mid amaanka.khusaysa isla markaan a ay xabad kadhacdo kuna dhacdo qof shiciba qaxaa magta laga qaadaa qoyska ama reerka uukadhashay taas oo ayaan daro oo aan xaqlo oogu lahayn isla markaana ay usamrayeen mu do 31 sano ah

3 askariga reer soom!aliland ma.awoodo in uu caruurtiisa ka bixiyo kharash ka jaaacada hadh oow mustaqbalka

4 askariga soomaaliland hadii uu dhinto xaqla masiiyo maalintanuu dhinto ayaananugu danb aysa inuu mushahar qoyskiisu qaataan isagoo udhintay dufaacaayayna dalkeena hooyo lana dagaalamayay markaas cadow

5 waxaan soo ogaaday hadaanu ahay muwaa din reer soomaaliland ah in askarta dalkeena hooyo ay kalacag badan yihiin du.arka guryaha ushaqeeya iyo ajaanibka sida oromada iyo qaa rkale oo liita

6 ciidanka dakeena hooyo hadaanu nahay shac

abka dalkan kunool mudnaanta koobaad masii no dawlad wasiiro madaxwayneyaal iyi shiciba

7 askariga rmsoomaaliland ma.awoodo hadii qoyskiisa qofkamida uu xanuusado in dhakhta r dibada ah looqaado aida jirta ee xaqiiqda ah daqlada soomaaliland waiba wasaarada maali yada qaranka somailandn iyo goloha sharci daji ntu uumaysamayn ciidanka somaliland bajad gaara oo lagu xaliyo dhibaatooyinka cakiran ee kadhasha amankuyimaada xaasaska iyo caruur toodaba

8 askariga soomaliland hadii caruurtiisu ay dh ibaato gaystaan walow sharcigaba loosiman yahhay hadana mudnaan gaara lamasiiyo caru urtooda hadii dhibaato culus aygaystaan waan a laxidhaa aida aan arkay anigu indhahaygana kaqaaday

10 askarta soomaaliland waay shaqeeyaan ma alinwalba saacado faro badan oo ilaa habeen iyo maalinba oo aanay xitaa fasax lahayn maal inta iida ai ay caruurahooda uula iidaan xaqna loomasiin taas

11 askarta soomaaliland qaarbaa udhinta xaal ado caafimaad uu kusoo wajahay noloshooda

Cidka caawisaana.majirto dhaqaalahaas xitaa ganacsato iyo madaxdaba

12 aakarigu haduu nabar gaysto musharkiisa ayaa laga jaraa hadii maxbuus uu kabaxsado is agaa lagu badalaaa booskii maxbuuska  taas oo ah cadaalad daro haysata ciidankeena

13 ciidankeena 100%90 waay kujiraan kirooyin cid wali arintaas kadaba tagtayna majirto ilaa iyontan iyo intay aoomaaliland jirtayba

14 askarta maxaabiiata haysa sida.kuwa heega nka qaxaan arkay in.maxaabiistu ay kanaxaan oo ay siiyaan oo aybugartaan xoogaa lacaga oo uukushaheyo markaykanaxaan dulmiga hayata

15 askarta soomaalilabd noloshoodu waa bilaa musta1bal waana xaqiiq iyagoo qoyskooda iyi caruurtooda aanka warhayn nolosha aykunool yihiin qaar ay.iloobaan waxaana salka.kuhaysa a badalka.loo badalo yuulo fog ama gobol fog oo aanu cidna kagaranayn waliba qaarkood ay kukalifto inay nacaan shaqada culus ee dalkee na uhayaan

Waxaan kusoo gagaba gabaynayaa anigoola ha dlaya madaxda qarankeena sida madaxwaynaa qaranka somalilad iyo golaha guurtida baarlam aanka in hoos loo eego dhibaatada haysta ciida nka daljewna hooyo aiqax looga qabto ……..

Qore daauud ibraahim cabdi

My number 063 402 42 13 please contact to me thanks for your reading

Exit mobile version