Haweeney Weerar Khasaaro Dhaliyay ka Fulisay Switzerland

Haweeneydaan ayaa la sheegay in ay ka tirsan tahay Ururka IS (Islamic State) waxeyn weerarka u adeegsatay Mindi ama Toorey.

Booliska ayaana Haweeneydan Weerarka geysatay gacanta ku dhigay, waxaana la sheegay in sanadkii 2017-dii Ciidanka ay Baaris ku sameeyeen markii looga shakiyay in ay ka tirsan tahay Kooxaha Jihaadiyiinta.