Qodobada kasoo Baxay Wadahadaladii Madaxwaynayaasha Somaliland Iyo Kenya.

Nairobi(GNN):-Kulamo labadii maalmeed ee danbeeyay magaalada Nairobi uga socday madaxwaynaha Somaliland oo booqasho ku joogay iyo madaxwyane Kenya ayaa laga soo saaray war murtiyeed ka kooban shan qodob.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;