Safiirka Somaliland Ufadhiya Taiwan Oo Kulan La Yeeshay Qaarkamid Ah Shirkadaha Ganacsi Ee Dalkaasi.

Taiwan(GNN):-Safiirka Somaliland ufadhiya caasimada dalka Taiwan Amb maxamed xaaji ayaa kulan la yeeshay qaarkamid ah shirkadaha ganacsi ee dalka Taiwan isagoo shirkadahan usoo bandhigay fursadaha maalgashi ee dalka Somaliland iyo waxyaabaha ay iska kaashan karaan kuwa Somaliland.

 

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN’;

error: Content is protected !!