Diwaangalinta Codbixiyeyaasha Oo Maanta Ka Bilaabantay Gobolka Togdheer Iyo Deegaano Sanaag Katirsan.

Xubno kamid ah komishanka doorashooyinka qaranka ayaa manta ka qaybgalay bilowdadiwaangalinta oo manta si rasmi ah uga furantay gobolka togdheer iyo deegaano katirsan gobolka sanaag.

 

Waxaana halkaasi ka hadlay xubno kamid ah komishanka doorashooyinka Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;