DAAWO;-Siyaasi Xamse Khayre Oo Xukuumada Uga Digay In Hirgaliso Qorshe Khatar Ku Ah Shacabka Iyo Muruq-maalka Magaalada Wajaale.

Wajaale(GNN):-Siyaasi Aqoonyahan Xamse cabdiraxmaan khayre oo kamid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga wadani ayaa si adag uga hadlay cabashada kazoo yeedhaysa muruqmaalka magaalada wajaale oo ay faro galin shaqadooda ku hayaan xubno ganacsato ah oo ka agdhow madaxwayanah biixi

Sidoo kale siyaasi Xamse ayaa digniin culus udiray cidkasta oo isku daydayda qorshe laga shaqo tirayo kumanaan kamid bulshada reer wajaale Ee muruqmaalka ah oo ay koox xukuumada ku xidhani doonayso in ay gaadiidkii ay ka xamaalan jireen ay toos usoo dhaafiyaan iyagoo usamaynaya taarikada somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;