Biden Awgii Wadhadaladii Afqaanistaan Iyo Taalibaan Oo Is Taagay

Dhinacyada ayaa ka fakaraya suurtagalnimada hadii ay wax iska badalayaan jadwalka ka bixitaanka Ciidamada Mareykanka ee Afgaanistan, maadama uu Trump xilka baneenayo.

Dhinaca kale Madaxweyne Joe Biden ayaa u magacaabay Samanta Bawer safiirkii hore Mareykanka ee qaramada midoobey inay hoggaamiso hay’adda USAID.

Samanta ayaa 2013 kii ilaa 2017 waxaa ay ahayd safiirka Mareykanka ee qaramada midoobey.

Biden ayaa sheegay inuu ku kalsoonyahay Samanta inay wax badan ka qaban doonto arrimaha la dagaalanka faqriga iyo cimilada.